Skip to content
Scan a barcode
Scan
Paperback Diiwaanka Siinley [Somali] Book

ISBN: 1678023345

ISBN13: 9781678023348

Diiwaanka Siinley [Somali]

Silsiladda Siinleydu waxay ku hagaagtay waqti kala-guur ah xag dhaqan, xag siyaasadeed iyo xag bulsho intaba. Waxa ay ku beegantay milay mugdi badan oo arrimahaa la xidhiidhaa uu ka jiray Soomaaliya oo askartii xukunka qabsaday wax kasta oo xorriyad ahba ay daaha u rogeen. Dadku way werwersanaayeen, waxa se arrinta waji gaar ah siiyey Af-Soomaaligii la qoray, taas oo keentay in aan wixii la tiriyo la odhan uun ee lana qoro.

Recommended

Format: Paperback

Condition: New

$18.27
Ships within 2-3 days
Save to List

Related Subjects

Poetry

Customer Reviews

0 rating
Copyright © 2026 Thriftbooks.com Terms of Use | Privacy Policy | Do Not Sell/Share My Personal Information | Cookie Policy | Cookie Preferences | Accessibility Statement
ThriftBooks ® and the ThriftBooks ® logo are registered trademarks of Thrift Books Global, LLC
GoDaddy Verified and Secured